welcome

waxyalha aan qabano kuwa ugu wawen welcome Qarnen photography studio

birthday pictures

kalay aan ku qurxine malinta dhalashada caruurtada ama adiguba kaly quruxso malin kugu qaliya oo ah malinta ifka timid

wedding pictures

madonesa ina ka qadno tayo leh malintada aroskada, si carurtada mustaqbalka uadawadan sawirada aroskina

graduation pictures

waxa idin hena sawiro tayo sare leh qurux badan ,klay rebo xasusta graduation kaga

other pictures

madonesa inaa rebato sawiro xasus ku eh tayo sare leh nagu kaly xaruntena qarnen